Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Ciidamada Dowlada oo Dad ku dilay Gudaha Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:851
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:350
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:771
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:1247
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:456
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Apr 12 2008
Ciidamada Dowlada oo Dad ku dilay Gudaha Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud
Written by Ali Moallim   
Saturday, 12 April 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org)- Sedex qofood oo Rayid ah ayaa ku geeriyootay oo mid ka mida uu ahaa Canug yar, kadib markii howlgal ay Degmada Cadaado ka sameeyeen Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo la socday Kuwa Itoobiya maanta.

Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa waxaa ay maanta gudaha u galeen Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya, taasi oo keentay in ay ku dilaan 3 ruux oo ay ka mid ahayeen Ganacsade Deegaankasi Caan ka ahaa iyo wiil yar, kadib sida la sheegay howlgal ay halkasi ka sameeyeen.

Ciidmadani oo la socday Ciidamo Itoobiyaan ah oo shalay gaaray halkasi ayaa waxaa dadka deegaanka ay ku soo waramayaan in Ciidamada Itoobiya ay ku sugan yihiin Magaalada Dibadeeda halka kuwa Soomaaliya gudaha u soo Galeen Magaalada, isla markaana ay dil iyo Xarigba ka geeysteen halkasi.

Inta badan dadka deegaanka ayaa waxaa ay cabsho ka muujiyeen falalka sidan oo kale ah ee ay Ciidmada Dowladda Kula dhaqaaqeen shacabka, taasi oo keenta in maalinimo ay dadka faarujiyaan Magaalada, iyagoo ka baqdin qaba in dhibaato ay kala kulmaan Ciidamada Dowladda.

Saaka ayaa waxaa guud ahaan xirnaa Goobihii Ganacsi ee Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, kadib markii dadka Deegaanka ay cabsi xoogan ka Muujiyeen Ciidamada Shalay Galinkii Danbe galay Degmada Cadaado.

Xalada Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa kacasan iyadoo hadal heeynta ugu weeyn ee Magaaladasi ay tahay dilka ay Ciidamada Dowladda ka geeysteen Magaalada.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >